welcome July 29, 2008
Posted by adamz in : Uncategorized, culture, hare to hearafter, is terrorism a muslim monopoly?, muslim freinds, muslim wise words, study, your opinion , add a commentsoo dhawada walaalayaa sxbo yaal mel kasto aa dunida ka joogtaan waa website aad uga boganeyso arimaha siyaasada diinta dhaqanka sportska waxbarashada iyo arimo kale oo badan waxaan rajeynaa inaad ka qeyb qaadan doontaan post gareynta webkan casriga ah waxaan u huray waqti badan sida aan u sameyn laha hada waan sameyay waa ilaah ma hadi marka aan taabo galno sida uu u dhaqan gali laha yaanan ka dhigin sidi qarankena somaliyed ee bur buray ……. waa adamz jama hashi oo idin leh welcome all of you brothers and sisters mel kastoo aad joogtaan waa ii farxad post gareynta website kan melkastoo aad jogto ka qeyb qaado post dhigida webkan casriga ah xita waxaa muhiim aha in aan isku dhaafsano wax yaabo badan oo anaga iyo dalka wax u taraayo thanks…..
welcome brothers and sisters July 29, 2008
Posted by adamz in : Uncategorized , 1 comment so farsoo hawaada wabsite kan waa mid looga hadli doono arimaha diintena sharfta leh ee islaamka waana blog uga ciil boganeyso afkaada hooyo ee somaliga all waxaan idin leeyahay soo dhawaad
………………………………
jama adamz